Kala Barista Sedexaad Ee Bitcoin Oo u Eg Tiisii Labaad Oo Kale Dhinac Qiimaha Marka Lo Eego

Waxaa ka dhiman, kala barista bitcoin labo maal mood oo qura, wana kalaba baristii sedexaad oo bitcoin la kulmo balse hoos iyo kor ukaca bitcoin,ayaad moodaa in ay dib usi qoreyso

Waaxaa dib isu qortay dhacdadii bishii, julay 2016 bitcoin oo 2,maalmood, ka hartahay kala baristiisa, ayaa hadane la arkay in qiimaha la kala siisanayey marqura 11%, hoos uu usoo dhacay

marka aad eegto sara ukicii dag daga ahaa ee bitcoin u ku tagay ilaa eeriyada $10.000, hayeshee waxaa mar qura laga wada war helay, iyadoo suuqyada qaar bitcoin la kala siisnayo qiimaha $8.000, tan oo ka dhigeysa in hoos u dhac culus u la kulmay, ilaa 20% inkastoo hada bitcoin uu soo kabsaday, oo la kala siinsayo ilaa $8.768

kala baristan bitcoin ee hada labada maalin oo qura, naga xigto waa dhacdo biyo kama dhibcaan ah, marwalbana la sugayo in ay dhacdo, bulshada kiribtane ku xisaabtamaan qayb wayne ka ah baratakoolka bitcoin, ayaa ka dhigan in hada, inta bitcoin ee qotayaasha ama minerska bitcoin, helaan lagu dhufanayo, dhaxda  waxay helan hada 12.5BTC balse labo maalmood kadib waxay helayaan 6.25BTC block walaba ama xirmo walba 10kii,daqiiqaba

marka aan eegno xogaha tariikhiga ah, waxan arkeyna in bitcoin 4sano ka hor, sidan oo kale dhacdo ah ay soo martay, kadib sara ukac laga dareemay 70% mudo asbuuc ah kala barkiisii labad ee bitcoin oo dhacay 9kii,julay 2016

bitcoin maalin garaf ah

garaf malinle ah calamada jalaha xogta tradingview

labo maal mood ka hor inta dhacdada kala barista ah dhicin julay 7dii bitcoin,waxaa lag adareemay hoos udhac garaya ilaa 11%, qiimaha ayaa ahaa marka hore mid la kala, siisanayey $678, balse tagay ilaa $604 inkastoo so kabsasho uu sameyay $640.

waxaasa xusuus leh, in xita maalintii kala barkii,labaad ee bitcoin qiimihiisu xitaa ila malintaas, hoos udhac u sameyay, waxa la kala, siisanayey $663 balse wuxuu isla malintaa hoos u dhacay ilaa $625.

marka sawir guud iyo xaqiiq laga eego muhiimada ayaa noqoneysa.

inkastoo muda yar, ama kooban ee sarifleydu, eeganayan laga tago, hoos udhaca iyo kor ukaca, waxaad arki kareysaa xoga dhacdooyinkii hore ee kala baristii,2016 iyo tii 2012

tan hore marka ay dhacaysay waxay ahayd nofember 2012, waxa bitcoin qiimihusu, ahaa $12,balse sanadkii ku xigay waxaa la arkay, bitcoin oo cirka isku shareeray ilaa $1.180

sidan bilowgii warbixinta idinkula,wadaagay, bitcoin kala baristiisii labaad,waxay ku dhacday bitcoin oo la kala siisanayo,qiimihiisa ilaa eeriyada $660, waxana xigay dhacdooyin caan ah oo dunida oo dhan dhagaha faraha, la galeen kuwaas oo soo kala hormaray, balse dhaqaaqistii ,koowaad ee uu sameyay waxay noqotay in bitcoin la kala siisto $2.800 bishii julay 2017 isla sanadkan ayuuna marka kale saa’id uqaaliyoobay bishii disember 2017, oo uu tagay ilaa $20.000

inkastoo la oran kareyn, bitcoin jidkiisii hore ee taariikhiga, ahaa ayuu marayaa, hadane waxaa dhici kareysa, in bilaha soo socda aan wax, aad uwayn dhinaca qiimaha bitcoin laga dareemin, taas oo noqoneysa in tariikhu is qorto markale, jaanisyo bane ka soo baxan mar hadii aan helno wixii shalay aan soo marnay oo kale.

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (2)

  1. Abdi Dahir Somali May 10, 2020
  2. Abdi Dahir Somali May 10, 2020

Reply Cancel Reply