IOHK, Waxan Xooga Saareyna Sidii Aan Ula Howl Gali Lahayn Lacaga Central Bank Digital Currencies (CBDCs). Gaar Ahaan Qaarada Afrika.

Shirkada dhinaca horu’marinta uqaabilsan cardano oo loogu magac daro, IOHK, ayaa baahisay, in dhaqaalaha aan la kala lahayn ee Defi, uwajahayaan, qaab ka duwan qaabka maanta hay’adaha kale ee kiribto,

 

waxana jiro updateyo fara badan, oo bishan iyo bisha soo cotaba, iyo gogol xaalka boorsada ugu wayn cardano network, oo ah Daedalus,in ay la ficil galinkareyso mobaylada, iyo lacagaha dhijitaalka ee bankiyada qaar ka tirsan qaarada afrika, oon wali la shaacin wadama ay kala yihiin.

Dhanka kale waxaa dhawaan wahada so galaya, Goguen, oo ah software, horseedaya in teknolojiyada lagu magacaabo, smart contracts, oo in kabadan 90 hay’adood oo kale ay sugayan la ficil galkiisa, koynka cardano ee ADA, uu ka faa’iidayo jaanis dhinaca qiimaha ah, muqaalkan ayan arimahaas iyo arimo kale ku falanqeynayaa.

inkabadan 90 shirkadood oo cardano safka ugu jirta sidii ay ula ficil gali lahayn dhawaan

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply