In Bitcoin Qiimihisu Sara U Kaco Wali Waa Mid La Filan Karo Inta $9.000 La Kala Siisanayo

Qiimaha la kala siisto bitcoin ayaa baryahan danbe, hoos udhac, laga dareemayey, kadib markii, uu hoos u dhac kala soo kulmay $10.000 oo uu dhowr, jeer darbi adag kala soo kulmay

 

Xeel dheerayaasha lacagaha kiribto, ayaa hada sheegaya, in suuqu kor u kac rajadisu tahay, madama dadka iska gadaya bitcoin, ila shanayaan, darbiga adag ee $9.000

Hoos u dhicii galaaftay lacago badan oo kiribto ah, ayaa yimid kadib markii, bitcoin darbigiisii,ahaa $9.800 uu kala soo kulmay diidmo fara badan oo keentay in suuqu, hoos u soo dhaco, balse darbi ka helay $9.000, hoos u dhacan waxaa kalifay, waxay ahayd, oo qura, in bitcoin laqootay sanadkii 2009 oo 50 xabo ah, suuqa la keenay

Bitcoin sara ukicidiisa mudada gaban wali waa mid jirta, marka loo eego garafka

sawirka  Courtesy of Big Cheds

sawirka garaf Courtesy of Big Cheds

 

Qiimaha la kala siisto bitcoin ayana noqon kara mid sara ukac, laga dareemi karayo  $9.000 ilaa $9.800 in ta udhaxeysa uu qiimuhu sara ukac ku dhax sameeykaraayo mudada gaban.

garafka Courtesy of Big Cheds

sawirka garafka Courtesy of Big Cheds

Dhanka kale, xeel dheerayasha, ayaa sheegaya in bitcoin ku xirida, kandhalka malin laha ah, ee $9.000 kun tilmaamayo, in suuqu heysto in sara u kac uu sameey karaayo.

 

Sariflayaasha ayana hada eeganaya, halka lagu xiro kandhalka mowjadaha suuqa, kaas oo asbuuc’yada soo socda suuqa meshuu wajahayo noo hagaya.

Maxay kula tahay  arag tidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply