Horncryptoexchange Oo Bulshada Soomaaliyeed Uga Digtay Halista Scamerka Ku Hayaan..

Sida aan la socono waxaa maalin walba soo baxaya qab cusub oo tuugada internetka ku wajahaan dhalinyarada soomaaliyeed ee aan la socon waxa ka jira guda suuqyada internetka, taasne waxay keentay in malayiin dollar laga dhaco dhalinyarada soomaaliyeed.

 

Bashiir Abdi Jamac oo ah maamulka sare ee suuqa sarifka lacagaha kiribto  ayana maanta wareysi aan la yeelanay ku sheegay in dhalinyarada soomaliyeed halis ku hayaan tuugada ama scamerska oo maalin walba naqshad cusub la soo baxaya.

Wuxuu kaloo diginin u diray dhamaan dhalinyarada soomaaliyeed ee dhaqanka, ajaanibtii scamerska ahayd, hada dooneysa in ay dhalinyarada ku dhacaan hantidooda, looga wanaagsan yahay in falalka ceynkaas ah, eysan bulshada soomaaliyeed kula kicin.

 

Umada soomaaliyeedna iska kaa shato sidii looga hortagi lahaa dhibaatada tuugada internetka ama scamerska looga hortagi lahaa gaar ahaan kuwa ku qaraabta lacagaha kiribtada.

Halkan ka daawo wareysiga oo dhameystiran

Horncryptoexchange Oo Bulshada Soomaaliyeed Uga Digtay Halista Scamerka

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply