HIVE Koyn Ayaa lagu Soo Daray binance iyadoo lagu kala sarifaayo HIVE-BTC HIVE-USDT HIVE-BNB

Suuqa wayn ee lagu kala sarifto lacagaha kiribto ee binance oo manta koynka HIVE ku soo daray koynanka lagu kala dhax sarifto suuqa binance arintaan ayaa mudo bil ka dib ah timid markii binance logu ee deeyay in ay ka qayb qaadatay codey ka dhaceysay steem koyn qaab dowladedkiisa taas o dhalisay in bulshadu kala go do o hada labo blockchain oo kala duwan bulshadu ukala jiheysato

Balse bulshada HIVE ayaa binance waydiisteen in lagu so daro koynka suuqa sarifka lacagaha waxana hada si toos ah loogu soo daray HIVE suuqa binance iyadoo lagu kala sarifaayo HIVE-BTC HIVE-USDT HIVE-BNB 27 april ayeyna dadkii ku heystay steem koyn binance xiligii uu dhacayey hard foga ama kala go a labada blockchain uu helayaa hive koyn

Horaantii markay huobi sheegtay in suuqeeda lagu soo darayo koynka wuxuu circa isku shareeray 600% oo ilaa $0.95 balse waxoo gaa ayuu koynku dib ugurasho 20% ah sameyay oo usoo gaaray ilaa $0.75 oo sacaadihii ugu danbeyay lagu kala sarifayey

Dadka bananka ku haysta koynka Hive waxay geysankaran binance 29 april ilaa mudadaasne ma jiri doonto kala bixid iyo gaysasho balse qolooyinkii hore kala guurka heystay steem ayaa hada helaya koynkoodan kale ee hive

Ku dhawaaqistaan ayaa timid bil kadib markii binance iyo huobi sheegayn in si qaldan loo isticmaalay koyn ay macaamiisha labadan suuq lahaayeen taasoo sababteeda uu lahaa ninka madaxda ka ha koynka ladhaho tron justin Sun’s  oo lawareegay shirkada ladhaho steem inc oo blockchainka steem kamid ah dhinaca qaab dowladeedkiisa hormuudka ahayd lawaregidan ayaa noqotay mid dood ka dhalato qaabka codeynta nidaam dowladeedka steem taas oo justin suns u horseeday in mamulayaasha suuqyadan uu dhaho koynanka yaal suuqyadiin xageyga ha u codeeyaan oo ah arin qalad ah

Waxana jirtay fariin uu mamulaha binance uu kulahaa justin suns soo hel codka bulshada oo adigoon waxba ka qarineyn updateyada aad sheegeyso u fasir bulshada steem balse tani madhicin

 Midka mid ah dadka kashaqeyn jiray qaybta danbe ee steem koyn oo hada ka tagay ayaa sheegay in labadan suuqba ay tahay in ay kusoo daraan hive suuqyadooda waxuu sheegay in macaashiishooda ay ugu daneeyaan in suuqooda laga heli karo waxa dadka ku xiran daneynayaan

Comments (No)

Leave a Reply