Hard Fork ,gii Ugu Horeyay Ee Ethereum 2.0 Oo La Baahiyay Xiliga Udhacayo

Hormuudka koynka Ethereum Vitalik Buterin ayaa baahiyay Hard Fork,gii ama Waxka badalka Ethereum 2.0 gaar ahan Beacon chain Ethereum 2.0 kode.ka ugu wayn ayaana loogu magac daray HF1, kaas oo  waxbadan ka badalaya albabo.laga soo galikarayey eth 2.0

 

Warbixintaan iyo warbixino kale oo ay ka mid tahay polkadot.oo tubta uu wajahayo la soo update.gareyay iyo xaalka cardano ama ada goobahan aan todobaadkan ku sugi kareyno dhinaca sariflayaasha soomaaliyeed 

 

Muqaalkan ayan ku falanqeyneynaa halkan ka daawo  

hard fork.GII Ethereum 2.0 OO LA BAHIYAY.BITCOIN OO KUWAJAHAN 54KUN CARDANO OO ISNE 1DOLARKU SOCDA

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply