Gamestop oo suuqooda NFT.ga ku dul dhisaya ImmutableX

Gamestop oo ah shirkad aad uwayn kana shaqeysa arimaha game.ka suuq ahane lagu kala iibsado suuqyada dunida ayaa game’yadooda iyo hantida an la taban Karin ee NFT,ga waxay hore shirkadu usheegtay  in ay isticmaalayana netwooga loopring.yaheeshee warbixin ay baahisay shirkadu ayey ku sheegay

 

in ay suuqooda Nft.ga uwareejinayan in ay isticmaalan netwoga ImmutableX oo isne ku duldhisan netwooga Ethereum, balse isticmaala netwog ugaar ah kaas oo lacag la’aan dadku wax isk udhaafsan kayanaan.

 

 

Gamestop ayan baahisay in ay 100.milyan oo dollar ku maal’gashanayaan sidii loo horumarin lahaa.dhismaha suuqa NFT.ga ku dhisan ImmutableX.

Warbixintan iyo warbixino kale oo suuqa lacagaha kiribto ku sabsan muqalkan ayan ku falan qaynaynaa

Gamestop oo suuqooda NFT.ga ku dul dhisaneysa ImmutableX

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply