Ethereum Oo Kor Usii Kacaya Marka Loo Eego Ku Xirnanshaha Qiimaha Bitcoin

Ethereum 2.0 tijaabadii iyo updatekii ugu danbeyay ee Ethereum guurayey P.O.S Ayaan wali ethreum qiimihiisa kor udhaafsiin in uu koynku $200 inkastoo uu heley koynku dhiiragalin dhinaca qimaha oo hada la kala siisanayo $190 oo ah halkii ugu sareysay bishan ee uu koynku gaaro Ethereum ayaa kuguda jirta xili wanaagsan oo laga sugayo in qiimihiisu sare ukaco

Ethereum garafkiisa maalin laha ah

Qiimaha ayaa hoos usocday in mudo ah maalin taariikhi ah ayey ahayd 12kii maarso intii ka danbaysay koynku waa uu soo kabsanayey maalinba darbi ayuuna soo jibaxayey sida aad ka argto garafka kore  Ethereum ayaa wali heysta jihada in uu ka kormarikaro $200

garafka eth-usd tilmamayaal

Si walba ha noqotee dhaqdhaqaaqa qiyaasaha ee M.A ayaa noo sheegaya xalado kale in kastoo tilmamahaas dad farabadan dood ka qabaan tasoo ah in hoos udhac jiri karo hase yeeshee tilmamaha yaa tabanaya marka dhaqdhaqaaqa 50 ilaa 100 malmood uu tilmaamayo mid rajo wanaagsan hadii loo dhigo DMA. Maalinle ah garafka hoose ayadna ka dareemi kartaa rajada wanaagsan ee uu baahinayo garafku

Xaalka 1aad

Hoos soo aadista garafka tilmamaya ee ka soo qadanaya tilmaanta 45 malmood ayaa sheegaya in koynku hoos ilaa $173 gaari karayo hadii uu soo dhafane darbiga ilaa $132 noqon karo mid suuqiisu xoogan yahay oo lagayaabo in volumku xajinkarayo

Xaalka 2aad

Xaalku mahan oo qura hoos ayuu koynku rajadiisu tahay ee waxaa jira garafyo kale oo iyagane tilmamaya hiigsiga wacan ee koynku heysto marka loo eego garafka MACD oo isna tilmamayo rajooyin wanaagsan oo koynka qiimahiisa sare u jiidaya sida in koynku dhaafo $200 haduu sii socdane galaya $228 ama darbiga hiigsiga wacan ee $268

Isku xirnanshaha

Ethereum waxuu si wanaagsan kor u la kacay qiimo kicii fiicnaa ee bitcoin taas oo kor usoo qaaday isku xirnanshaha BTC-ETH- 23 april. Isku xirnanshahan ayana noqday mid meshii ugu sareysay garay garafku sida uu tilmamayane aan arki kareyno ilaa 0.90.

Tani waxay noo sheegeysaa hadii bitcoin uu sidan kor ugu sii socdo in Ethereum unoqoneyso mid aan ka aragno sara ukac aad u sareeya oo rajadiisu sii wanaagsan usii socon kareyso

Comments (No)

Leave a Reply