Edayn Sheegay Say In Kooxda Isis Ay $300 Oo milyan Bitcoin Ah Heystaan Oo Wax Cadeyn Ah Loo Hayn

Shirkad ka shaqeysa baaritaanada dhinaca, teknolojiyada blockchainka ayaa, sheegtay in aan wax cadeyn ah loo heyn, warbixinta dhahaysa kooxda isis ayaa $300 oo milyan oo bitcoin ah u heysata lacagtaan cadadkeedu culusyahay.

 

Warbixin ay daabacday shirkad amerikan, ah 20 may 2020  ayaa lagu sheegay in bitcoin, iyo lacagaha kiribto, loo istcimaalay maal’galinta kooxaha argagixisada ah.

Madaxa, hay’ada ka hortaga arimaha argagixisada, ayaa sheegay in kooxda isis heysato lacag gareysa ilaa $300 oo milyan, kuna heystaan lacagtan qaab bitcoin ah ,lacagtan aayaan lawayey raadkeeda baritaano socday ilaa sanadkii 2017.

 

Muqaalkan ayana ku faaqideynaa warbixinta iyo warbixino kale oo la xiriira jawiga kiribto…

Comments (No)

Leave a Reply