Dunida Qiyaaliga ah ama Metaverse oo tirilyan dollar in ay soo gali doonto…

Sida aan la socono dhamadkii sanadkii 2021 shirkadaha dunida ugu waa wayn iyo kuwa baraha bulshada sida facebook. Oo magadeeda u badashay xarafka meta  waxay ka liftay in koynanka gudaha kiribto ee dunida qiyaaliga ah lagu dul dhiso cirka isku shareeran qiimahooda.

 

Warbixin bankiga wayn ee goldman sachs. Ee xaruntiisu tahay wadanka mareykanka uu soo saaray manta ayuna ku baahiyay in dunida qiyaaliga ah dhaqaalaha soo gali karaayo uu kor udhaafi karayo 8.tirilyan taas oo ka dhigaysa in koynanka la dhaqma dunida qiyaaliga ah sida mana. Iyo sandbox. Uu qimahoodu aad usoo kaco.

horaan tii  dhamadkii sanadkii aan soo dhaafnay ayey si aad ah cirka iskugu shareereen koynankan aan kor ku soo xusnay waxana soo baxay kuwa kale oo isla xarafka wata balse aan wali qaban howlo laxiriira dunida qiyaaliga ah

Warbixintan iyo war bixino kale oo ay ka mid tahay sadaal tilmaameysa maxan bitcoin iyo Ethereum ka filan kareynaa sanadka 2030 iyo lacag intee la eg ayaa soo gali kareysa koynankan iyo dhamaan lacagah kiribto xaalkooda waxan ku eegaynaa muqaalkan halkan ka daawo

dunida qiyaaliga ah oo tirilyan dollar in ay soo galidoonto la shegayo bitcoin iyo eth.oo qiimo..

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply