Dadka Venezuela Oo In ka Badan 20.000 Oo Gobood Bitcoin Wax walba Uga Gadan Kara

Dadka ku nool wadanka Venezuela oo la daala, dhacayey sicir bararka lacagta wadankooda ee bulifarka ayaa maanta awood u helay in ay helaan fursado si dhab ah, uga badbaadinaya halista dhaqaale ee wadankooda ka tagan

Tani waxay timid kadib, markii shirkadaha kal ah, Cryptobuyer oo ah suuq sarifka lacagaha kiribto  iyo shirkada ka shaqeysa adeegyada lacag bixinta wadanka venezuala ee, Mega Soft oo ah shirkada ugu badan ee lacag bixin gudaha wadanka venezuala  wada shaqeyn ku midoobeen.

Macaa miisha ku xiran, dhamaan shirkada Mega Soft iyo dukaamada lacag bixinta ku aqbala adeega shirkadan bixiso, ayana hada awood uleh in dadku wax uga gataan koynanka kala ah, Bitcoin, Binance koyn, Dai, Dash, Ether, Tether, iyo tokenka suuqa sarifka shirkada Cryptobuyer,

Mega Soft waa shirkada adeegeeda lacag bixinta gaaro, bishii ilaa 18,milyan gudaha venezuala.

Qaabkan cusub ee venezuala dadka ku nool u isticmalayan nolosha cadiga ah, lacagaha kiribto ayaa bilaabanaya, Juunyo sida, ay baahisay shirkada Cryptobuyer waxayna sharaxaad, ka bixiyeen qaabka lacag bixintu, udhacayso marka qofku lacagta kiribto wax ku gato, dukaan laha, ama adeeg bixiyaha wuxuu heystaa, 2bo, xulasho, in uu isla markaas ku sarifto lacagta uu rabo, ama uu kiribto ahan u heysto, oo gudaha suuqa sarifka Cryptobuyer ku dhax heysto.

Waxaa hada iska diiwan galshay aqbalida, lagacaha kiribto in ay wax ku dagaan sida farmashi’yayaasha, goobaha farmaajada laga gato, dukaamada wawayn,moolalka sida Central Madeirense,goobaha, qalabka, cambuyuterada, lagu gado, shirkadaha automercados, tiyaatarada iyo dukaan leyda yar yar.

Dhanka kale shirkadaha waaweyn sida Samsung, Burger King, iyo Traki baqaaradoda hore ayey lacagaha kiribto u aqbalayeen in wax looga gato iyagoo isticmalaya adeega shirkadan Crptobuyer.

 

Venezuala waxaa ka jira sicir barar, ba’an oo soo jiita mayey 7dii,sano ee ugu danbeysay, lacagta wadanka ee bolifarka kane, ka dhigay mid warqad oo kale ah, oon lahayn wax macno ah, waxana lagu qiyaasa sicir bararka in uu gaarey ilaa 3.000%

Waxay ahayad ,markuu madaxwaynaha venezuala sheekay in ay isticmalayaan lacag kiribto ah oo dowladu ka masuultahay loguna yeero Petro, 2018kii, taas oo yareyneysa halista xanibaada dhaqaale ee wadanka mareykanku saarey wadankaas, balse wali taas wax xal ah oo muuqda lagama arag,

qaabkan hada dadka iyo ganacsatadu wada aqbaleen ayaad mooda in ay tahay rajo aad uwanaagsan, gudaha wadanka Venezuala

Dhamqaalo ximida iyo sicir bararka kama taagno oo kaliya venezuala balse, guud ahan wadama latin amerika ayuu ka jiraa

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comment (1)

  1. Mohamed omar husein May 19, 2020

Reply Cancel Reply