Coinbase Oo Luulyo 2017 dadkii ku heystay Suuqooda Ethereum Ey Helaya OmiseGo Airdropkisii

Macaamiisha suuqa sarifka Coinbase ee etherum, ku heystay 7, Luulyo 2017 oo mudo sedexsano, ah ay ka soo wareegatay ayaa hada helaya tokenka OMG, oo dhawan suuqa sarifka ee coinbase lagu soo daray, lacagaha kirbto ee halkaas lagu kala sarifto.

 

OmiseGo waa token decentralized application ama looyaqaan “dpp”, oo ethereum, ku dhax shaqeeya, tokenka ayana markiisii hore dadku ku helayeen, qofkii haystay xiligaas, qaab lacag la,aan ah, hadii uu boorsadiisa dhijitaalka ah ku heysto Ethereum, 2017 xiligaas tokenka suuqa sarifka coinbase, ma ogolaan in suuqooda lagu kala gato, taasne waxay keentay dadkii boorsada dhijitaalka ah ee coinbase, ku heystay ethereum in aysan helin, omg, dad badan ayana tokenkii lacag la,aanta ahaa helin ilaa xiligaas

Bilowgii maaj 21kii, OMG waxaa lagu soo daray suuqa sarifka ee coinbase, iyo dhamaan adeegyaadiisa sida qeybaha mobilka iOs iyo Android app’kooda, coinbase ayana hada baahiyay in dhamaan macaamiishii Ethereum xiligii ay dhacday bixinta omg, ee lacag la,aanta, dadkii ku heystay coinbase Ethereum hada la siinayo tokenkoodii omg,

omg price

xogta coinmarketcap.com

Warbixintan ayaa waxaa bartiisa Twitterka, ku daacabay Jordan spence oo ah madaxa suuqgeynta shirkada mycrypto.com kadib fariin uu ka heley shirkada coinbase oo u sheegeysay in ilaa xiligaas uu ahaa dadkii coinbase ku heystay, xiligii waxa kiribto dhaxdeeda looga yaqaan Airdropka omg dhacaysayne uu heleyo intii token ee omisego, oo isagu netwooga omg ugu talo galay

jordan twitter

Coinbase ayaa tokenka omg,maaj 18keedii suuqiisa layiraahdo coinbase pro, lagu so odaray kaasoo ah suuq aad uwayn oo dadka sarifleyda calamiga ah, la dhaho, aad u isticmaalan, balse tokenkan ku dul dhigsan Ethereum, wuxuuna helay jaanis kor ukac dhinaca qiimaha ah,

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply