Chainlink, Tron, Dash, Qiimeynta Lacagta La Kala Siisanyo Qiimahooda Juunyo 13

Qiimo dhacii uu la kulmay koynka ugu qaalisan lacagaha kiribto, Bitcoin ayaa si wayn ugalaaftay lacagaha looyaqaan altcoin suuqooda, in kastoo, chainlink, tron, dash, aad moodo in ay yara ceshteen eeriyada qimahood, marka loo eego altcoinyada kale, oo aad hoos uga dhacay marka loo fiiriyo asbuuc ahan dhinaca qiimaha.

 

Waxan eegaynaa, xaalka chainlink iyo waxa garafku noo tilmaami kaaayo,

chainlinkgaraf

Xogta TradingView.com

Chainlink waxaa uu ka mid yahay, koynanka in badan bulshada kiribto dhanka suuqa aadka loo hadal haayaan, hada chainlink, waxaa la kala siisanayaa xiligan aan qoreyno war bixintaan $4.10 wuxuuna soo qaaliyoobay 24’kii saac e ugu danbeysay 2.66%

Waxaan ku xasuusanaa chainlink, soo ka badsashadii, dag daga ahayd ee bishii maarso uu koynanka kale kaga wanaagsanaa hoos uddhicii dhamaan lacagaha kiribto gaaray,

Marka la eego garafka loyaqaan Bollinger Bands waxaan dareemaynaa in ay jiraan bil ahan in koynku qiimihisu hoos adid lag adareemayey, hayeeshee, chainlink, ayaa wajahaya waxa loo yaqaan lacagta koynka soo galeysa ee cusub in asbuucyadii danbe yaraaneysay, taas oo dadka qaar aysan aad ugu helin soo galid la aanta lacag cusub, wuxuuna asbuucan hoos usoo dhacay ilaa 7%.

Balse chainlink ayaa mooda in xogtii ay daabacddaay shirkada qiimeysa lacagaha kiribto ee lagu magacaabo, Weiss Crypto Rating, oo sheegtay, in chainlink, dad badan oo cusub koynka suuqa ka gaddanayeen oo bulsho cusub ay ku soo biirtay,

Tron Ayaan halkan idin kula wadaageynaa  

trongaraf

Xogta TradingView.com

Koynka tron, oo madax uu ka yahay ninka lagu magacaabo, Justin Sun’ oo inta ugu badan, lagu eedaayo in uu koynka tron ku suuq geeyo hiyi, kaca iyo suuq gayn oo qura,

Xiligan aan war bixintaan qoreyno, waxaa la kala siisanayaa $0.0163, wuxuuna soo qaaliyoobay 24kii’ saac ee ugu danbeysay 3%, waxayna uun ahayd mardhow markuu bartisa twitterka justin sun soo dabacay fariin ah, in update’ka cusub ee tron 4.0 uu soo dhawyahay taas oo ka qayb qaadatay asbuucna sara ukaca uu koynku sameyay inkastoo hadane koynku laga dareemayo hoos udhac ilaa 11% asbuuc ahaan.

Qiimo dhiicii bishii maarso tron ilaa hada waxuu ka midyahay koynanka rajada sara u kaca ahaa, oo koru un usoo qaliyoobayey, garaf ahan marka loo firiyo.

Garafka looyaqaan Parabolic Sar’ska ayaad ka arki kartaa hoos udhaca dhinaca qiimaha konyku oo uu tilmaamayo, halka garafka Relative Strenth Index, oo sheegaysa in koynku galay eeriyada qiimo dhaca ah.

 

Dash ayan isna eedinla wadaageynaa

Dashgaraf

Xogta TradingView.com

Dash, waa koyn dhinaca privacy’ga ku can ah, dad farabadane aad uga helaan, waxayna taasi dash u horseeday qiima dhicii bishii maarso kiribto wajahday in uu ka mid ahaa, koynankii sida dhaqsada ah uga soo kabtay qiimo dhacaas, waxa xiligaan aan warbixinta qoreyno koynka la kala siisanyaa $73.71 wuxuuna 24kii saac soo qaliyoobay ilaa 0.79%,

Inkastoo asbuc ahan asxaabta dash dareemayaan hoos udhac ilaa 7% oon garafka ka arki karno dhan ka kale garafka loo yaqaan MACD, ayaa tilmamaya isdhaaf ku wanaagsan hadii xogo cusub oo u wanagsan dash haday soo baxaan uu koynku kor uqaali yoobi karo.

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply