Cardano (ADA) Oo Laga Dareemayo Isbadal Dhinaca Qiimaha Ah iyo kulan Waynaha Shelley Oo Isne..

Todobaadyadii lasoo dhafay waxan arkeynay hoos udhac dhinaca qiimaha ah, oo koynka cardano(ADA) kadib markii dad fara badan, ay maal’gashteen xiligii lagu dhawaaqay in netwoga cardano upgaredkii uwaynaa ee koynku sameeyo fooda nagu soo haayo Shelley mainnet’ka cardano, tani waxay keentay in si wayn ugu farxaan dhamaan bulshada cardano isticmaasha, bilowgii bishan ilaa hadane koynku wuxuu ka helay qogtan isbadal dhinaca qiimaha ah, balse qiimo dhaca ku dhacay bitcoin ayaa salfaday koynan fara badan, oo kiribto ah caradano wuxuu ka mid noqday koynankii culeyskaas uu soo garay.

 

Lacago fara badan oo kiribto ah ayaa qiimahoodu noqday, kuwo aan sidaa isu badalin, balse cardano ayaa mooda in todobaadkan, ugu bilowday isbadal dhinaca qiimaha ah, koynka ayan hada heysta darbiyo kala duwan, haday ahan lahayd hoos ilaa $ 0.068 korne ilaa $ 0.0906

 

cardanoafsomali

Xogta TradingView

Xaalka guud ee cardano iyo warbixino kale muqaalkan ayan ku falanqeyneyaa iyo meelaha aan ka filan kareyno halkan ka daawo falanqeyntaas.

Xaalka guud ee cardano iyo warbixino kale muqaalkan ayan ku falanqeyneyaa..

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply