Caradano ama (ADA) Oo Guulo Cusub Ku Tilaab Sanaya Waxa Dhawaan Is badalaya Qiimaha La Kala Sii Sanayo ADA

Cardano (ADA) ayaa baryahan danbe ahaa mid marwalba si dagan kor ugu soo qaali yoobayey kadib hoos u dhicii ka soo gaaray, bishii marso oo la kala sii sanayey $0.023 halka hada qiimihiisu yahay $0.053

cardano af somali

 garafka cardano xogta coinmarketcap

Balse caradano ayaa mudadan, la soo kulmay guulo dhinacyo kala duwan ah, hadii ay ahaan lahayd, hor umarka dhinaca baratakolka iyo guulaha updateka shelley oo goordhow hawada soo galay, una horseedaya in cardano noqdo koyn aan lakala lahayn oo qof walba oo ku qayb qaadan karayo

 

Dhankale todobaadka soo socda waxaa hawada soo galay qayb ka mid ah updateka Haskell Shelley tijabadiisii ugu danbeysay, sida uu bartiisa youtubka ku sheegay, Charles Hoskinson, oo ah ninka iska leh shirkada IOHK, oo qaybta horu, marinta cardano ka shaqeysa ahna alifihii cardano ayaa intaa ku daray, qoyska cardano iyo asxaabtada, waxan hada galeynaa gabagabadii dhinaca horumarinta ee cardano marka waxan u diyaar, garey neynaa bulshadu sidii, siwada jir ah, uga shaqeyn lahayd guulaha,mustaqbalka ee cardano, iyo in aan netwooga guud ee cardano oon wax cilada lahayn, ugu soo wareejin lahayn bulshada cardano, iyadoon cidna loo hoos fariisaneyn netwooga

Cardano ayaa u muuqda mid ka faa’iiday gulahan dhinaca horumarka ah, wuxuuna koynku soo qaaliyoobay 4% 24kii saaac ee ugu danbeyay, xiligan aan qoralkan qoreyno waxaa la kala siisanayaa $0.0526, waxana laga yaabaa in qiimihiisu intaan kasii saro kaco, asbuucan soo socda, oo uu ka dul, maro meshiii ugu sareysay, ee biishii la soo dhafay u tagay ee$0.053

Charles Hoskinson ayaa intaa ku daray in dadaal badan, iyo sabarba uu ku baxay ka mira dhalinta guusha shelley, dad farabadan ayana sugayay, in ay arkaan cardano oo cidna kala lahayn, una shaqeynaya siidii loogu talo galay, hadii taas dhacdo waxay noqoneysaa in mustaqbal fiican, uu yelanayo koynka cardano, dadka maal,gashtayna ka faa’iidayaan, dunida ku soo kordhinayo waxyaabo aad ufarabadan

Waxay ayad dhawaan, markii shirkada indho indhaysa teknolojiyada lacagaha kiribto, ay amaan kala dul, dhacayday konyka cardano, oo ay ku sheegtay in teknolijiyadiisu tahay mid aad usareysa, hadii iyadoon cidno kala lahayne netwoogiisa guud bulshada loo soo daayo, noqoneysa mid guulwayn u ah dhamaan bulshada rer kiribto iyo calamkaba,

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply