Bitcoin Wuxuu Tagayaa Qiimihiisa Hal.milyan Oo Dolar Sidaa Waxaa Leh Milkiilaha Suuqa Sarifka Kraken

Jesse Powell oo ah milkiilaha suuqa sarifka ee Kraken oo xarun toodu tahay wadanka mareykan ayaa warbaahinta mar uu la hadlay sheegay in bitcoin qiimaha uu tagi karo wali cidina si dhab ah u qiyaasi kareyn, loona qaadan karo in bitcoin qiimihiisu tago meelo aan wali maskaxdeena soo galin.

 

Balse warbaahinta dhaqaalaha ka hadasha ee Bloomberg teknoloji, oo wareysatay, ayaa wax ka waydiisay in uu taabto, qiimaha isaga hada uu filan karo in bitcoin uu tago mustaqbalka sanad yada fooda nagu soo haya,

 

Warbixintaan iyo warbixino kale oo ah ka midtahay, dadka garaafka bitcoin indho indheeya oo tagan, bitcoin bartamaha sanadkan ayuu bitcoin qiimihiisu gaari karayaa ilaa $70.000. halkan ka daawo muqaalka oo dhameystiran…  

Bitcoin Wuxuu Tagayaa Qiimihiisa Hal.milyan

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply