Bitcoin Wuxuu Liqayaa Suuqii Dahabka Dunida Wuxuna Malinba Maalinta Ka Danbeysa Jarayaa Qiimo Cusub..

Maalgashtayaasha dunida  sarifleyda iyo dhamaan bulshada dunida, ayaa isoo kala ordaysa la ficil galka, ama maalgashiga bitcoin, taas oo hor seeday, in shir ka diihii dunida ugu waawaynaa iyo ninka dunida ugu taajirsanba ay maalgashtaan bitcoin.

 

Hayeeshee dhanka kale qiimaha bitcoin lakala siisto, ayaa qolaba meel ku saadaalineysaa, inta sadaashu socoto, ayaa hadane qiimihisa caadiga ah, ee suuqyada lacagaha kiribto uu maalinba maalinta ka danbeyso kor usii kacayaa, xiligan aan warbixintan qoreyno, bitcoin wuxuu tagay meshii ugu sareysay taariikhda, $52.350. halka lacagta guud ee bitcoin ku jirta cirka isku sii shareerayso, xiligan waxay mareysaa $976 bilyan.

 

Muqaalkan ayan hadaba ku falanqeyneynaa, warbixintan iyo dadka dunidu waxay ay ka dhaheen bitcoin, iyo warar kale oo ku saabsan hard fork.yo ka soo socda cardano network. xaalka polkadot halkan ka daawo muqaalka

hard fork.GII Ethereum 2.0 OO LA BAHIYAY.BITCOIN OO KUWAJAHAN 54KUN CARDANO OO ISNE 1DOLARKU SOCDA

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply