Bitcoin waa u xal awooda quwad luminta wax gadasho ee lacagta  dollar’ka

Marka laga hadlo lacagaha warqadaha ah ee dunida gaar ahaan lacagta us.dollar waxan arkeyna laga soo bilaabo 1947 in 100.ka us dollar ku lumsay quwadeeda wax gadasho.

 

Peter Brandt oo ka mid ah sarifleyda la sida qotada dheer uga shaqeysta suuqa dahabka ayaa shaaciyay in sarifka faa’iidada leh uuna ku kalsoonyahay yahay miimo beelka lacagaha warqadaha ah oo us dollarku hormuudka u yahay   

peter brandt trader

Garafkan oo uu ku soo bandhigay bartiisa twitterka ayaa kalifay in bulsho badan oo ku xiran ay jawaabta ka dhigaan bitcoin ayaa xalin karaya dhibta ka jirta lacagah warqadaha ah ee u dhisan in ay lumiyaan qiimahooda wax gadasho, sababtoo ah marka dib loo eego taariikhda gar ahan labadii sano ee ugu danbay dowlada mareykanka, waxay soo daabacday 6.tirilyan oo dollar. Walina waxaa jira lacag bil walba la soo daabaco oo  dowladu ugu yeerto tapering dibna ugu gadato saamiyo horaba dowladu usoo sameyaysay.

bitcoin  solve this

source : twitter

 

Bankiyada dhexe ee dunida ayan isla tilaabada dowlada mareykanka oo kale wada qaaday, taas oo ka macno ah in qola walba Meesha ay joogto lacagaha warqadaha uga dhigaan mowjaado la saan qaadi kara kuwa dhinaca kale ka jira.

 

Hayeshee bitcoin waxa ku dhisan nidaam dowladeed xadiday cadadka guud ee bitcoin dunida jiraya kaas oo ah 21.milyan oo bitcoin ah, waxana bananka taalo 18.milyan oo siyaabo kala gadisan dad u kala haystaan.

Comments (No)

Leave a Reply