Bitcoin oo sariflayasha qiimaha kore kudoonayan oo soo xoogeystay ma jari doona $8.000

Bitcoin oo markale kor ukac xoogan la soo rogaal celshay saacadihii ugan beyay taas dhamaan lacagaha kirbto oo dhan laga wada dareemayo

Sarif layaasha donaya in ay qiimaha hada bitcoin lakala siisanayo  in uu jaro darbiga adage e $8.000 ayaa suuqa hada laga dareemayaa

Halka qolada kale ee iyaguna doonaya in qiimaha hoos usoo celshaan ay darbi ka heleen $7.000 kaasoo xili yadan la fileyn in ay hoos u jaro

Bitcoin ayaa qiimihiisa wali uu hortaagan yahay darbiga dhowrka jeer uu ka soo laabtay ee $7.800

Sara ukacan ayaa hada waxuu soo celshay dhaqdhaqaqa suuqa ee marba meel qabta kaaso oo horey loo dhahay waa yar yahay saameyntiisa

Indho indheeyayaasha suuqa iyo sariflayaasha waxay garafka ka sheegayaan ayaad mooda in xaalku yahay mid suuqu gaar ahan bitcoin uu darbi adag ka dhisanayo $7.000

Bitcoin hoos iyo kor ukiciisa ayaa hada waxay tilmameysaa mid wali kor usocod jiri karayo

Xiligan warbixintana aan qoreyno bitcoin waxaa lakala siisanayaa $7.779 waxana sugaya darbi adag oo dhowr jeer uu asbuucan ka soo laabtay dhaafistiisa

Waxaase muhiim ah in maskaxda lagu haayo in bitcoin sara ukiciisan ahayn mid orod ah sababtoo ah qiimaha bitcoin si dagan ayuu eeriyadan ugu lab lab tay taas oo muhiim ah

Marka aan eegno xogta shirkadan skew daabacdey ee hoos iyo kor ukaca bitcoin tilmaameysa waxay sheegaysaa in bitcoin eeriyo iska gadis ah xogtu sheegayso

skrew data bitcoin

Marka aan eegno  xogta waxaad garafka wali waxaan arkeyn iska gadis la tilmaamikaro marka hoos udhac iyo kor ukaca la eego taas oo ka macno ah waxa jidka kusoo jiro in bitcoin uu dhaqaaq wayn sameeyo

Marka la eego guud ahan dhaqaaqa bitcoin xiligan waxaa soo if baxaya in sariflayaasha doonaya in suqu qiimihiisa kaco gacanta ay ku hayaan rajo halka qolada kalane uu sugayo darbi adag oo hada jirin rajo dumineysa

Comments (No)

Leave a Reply