Bitcoin Ayaa Ka Wanaagsan Dahabka Hadii Elon Musk Ka Soo Qodanaayo Dayaxa Asteriod.ka

Milkiilayaasha suuqa sarifke ee Gemini ayaa sheegay in bitcoin uu ka wanaagsan yahay dhinac maal’gashi iyo hanti ku heysashaba dahabka, marka loo eego cadadka dahab ee dunida iyo isbadalka cusub ee dahabku ku sii socdo.

 

Dhawaan milkiilaha shirkada SpaceX elon musk ayaa sheegay in dahab shirkadiisu ka soo qodanayeso Asteriod.ka iyagoo isticmaalaya dayax gacmeedyada shirkada, arintaan ayana keeneysa, in cadadka dahabka dunida uu siwayn su badalo, mar hadii sidii roobka oo kale suuqa dahabka uu dahab kaga imaanayo dayaxa, muqaalkan ayan ku qaada dhigeynaa warbixintaas iyo warbixino kale oo ay ka mid tahay xaalka Ethereum iyo todobaadkan halkan ka daawo

 

Bitcoin oo Kawanaagsan Dahabka iyo Sababta xaalka Ethereum.Cadano oo blogii1ad si an lakala lahay?

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply