Bankiga Dhexe Ee Kenya Oo Bitcoin Ka Dhiganaya Keyd Caawiya Shilinka Kenya Oo Qiimo Dhac Xoogan La Daalaa Dhacaya

Bitcoin ayaa laga yaaba. in uu xal unoqdo sicir bararka xoogan ee shilinka Kenya haysta. kaa soo culeys uu kaga imaanayo. dhinaca hay’ada lacagta adduunka. ee IMF’ta, madaxa bankiga dhexe ee Kenya Patrick Njoroge. Ayaa sheegay. in bitcoin ka dhiganayaan lacagta keydka ah ee bankiga dhexe taas oo badalaysa nidaamkii hore.

 

Sanadyadii la soo dhaafay. waxaa jiray hoos udhaca xoogan. oo soo wajahay shilinka Kenya. ilaa uu gaaray in uu lumiyo 50% qiimihiisii. marka loo fiiriyo dhinaca dolarka,

 

War bixintaan iyo warbixino kale. waxan ku eegaynaa muqaalkan halkan ka daawo

bankiga dhexe ee kenya oo bitcoin u isticmaalahaya keyd ahan magalada miami oo isla wadadaas qadaysa

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply