Bankiga Dhexe Ee France Oo Sheegay In Lagu Guuleystay Tijaabo Lacag Dhijitaal Ah Oo Euro Qaab Blockchain Ah

Bankiga dhexe ee wadanka france ayaa sheegay in tijaabo lagu waday lacag dhijitaal ah oo bankiyada dhexe isticmaalayan oo loo adeegsanayo teknolojiyada blockchain lagu guuleystay wajigeedii hore

 

Bankiga ayaana intaa ku daray in hada ay muuqato rajo wanaagsan oo tijaabooyin kale duwan oo ay sameeyeen miro dhal fiicane ka dareemeen, isticmaalka marka qaab ganacsi ahan loo isticmaalo lacagahan dhijitaalka ah, bankiyada dhexe ee ku midoobey lacagta euro’ga ayaa sii wadaya, tijaabooyinka marka ay isu diryan iyo qaabka xawaraheeda loo sii kordhin karo,

Lacagtan dhijitaalka ah ayaa soo martay,herar kale duwan, ilaa marso ee sanadkii hore waxana qorshayaashii hore ka mid ahaa, in loo isticmaalo oo kaliya hay’ado gaar ah, balse aan laga dhigin qaab ganacsi.

Bankiga dhexe ee faransa ayaana si qoto dheer ugu jira sidii loo soo saari lahaa, dhaqaalaha ku xeeran teknolajiyadan lacagaha kiribtada iyadoo la eegayo qaab dhaqaleedka kale ee dunida maanta ushaqeeyo si loo helo horumar wanaagsan oo lagaaro

Bankiyada dhexe ee dunida ayaana hada wada haya, tubta wadanka china qaaday ee ah in lacag dhijitaal ah oo Yuanka chine ah lasameeyo

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply