Arizona state oo bitcoin lacag sharci ah u a qoonsaneysa

Hindiso sharciyeed bitcoin ugu yeeraya waa lacag sharci ah guda state.ka Arizona ee gudaha wadanka mareykanka ayaa markii ugu horeysay bananka usoo baxay hinsidahan ayan waxaa soo jeediyay senator wendy rogers.

 

Hinsidaha ayaa sharciyaynaya in dadka ku nool guda Arizona bitcoin wax ku kala gadan karaan muwaadinintana ayna ku bixin karaan dhamaan qarashadka dowlada sida canshuurta waxbarashada iyo mushaar uqaadasho labadaba.

bitcoin arizona sharci

Source: Arizona Legislature

Sharcigan ayan sigaar ah loogu xusay bitcoin oo qura, warbinxintaan iyo warbixino kale oo ay ka mid tahay shirkada visa oo lacag aad ufara badan ka faa’iiday adeegeeda lacagaha kiribto ay u sameyso shirkadaha kiribto halkan ka daawo..

arizona state .oo bitcoin lacag sharci ah u qoonsaneysa visa oo lacag fara badan bitcoin ka faa’iida

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply