370 milyan oo ka liftay in marqura qiimaha bitcoin uu si dag dag ah hoos ugu dhaco..

Inka badan 100kun sarifley ah ayaa marqura fursado dhinaca suuqa sharatanka bitcoin goobihii ay ku sugayeen bitcoin laga saaray taas oo kaliftay in bitcoin ka soo hoos maro 13.maalin eeriyadii uu qiimihiisa joogay wuxuuna dhinaca hoose bitcoin gaaray 28.kun

Koynanka kale ee suuqa lacagaha kiribto uuna dhawac culusi soo gaaray gaar ahan Ethereum oo 10% hoos usoo dhacay taas oo iyane kaliftay in dad barabadan qiyaastii suuqa ay ku joogeen lunto.

 

Dhanka kale Ethereum beacon chain oo ah xirmada Ethereum u guurayo mustaqbalka dhow, ayaa 24.kii saac ee la soo dhafay la soo warinayaa in 7.xirmo dhib loo celshay, ka dib islo jaan qaadis la aan soo baxday taas oo keentay in dad fara badan aad uga caroodan in blockchainka eth. dib loo celsho

Warbixintaan iyo warar kalaba muqaalkan ayan ku eegaynaa halkan ka daawo..

370milyan oo ka liftay in suuqa marqura hoos usoo dhaco ethereum ookalifay hos udhaco.iyo wararkale

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply