Faalooyinkan qeybtan hoose yaal Ayaan idinkula wadaageynaa, waxana hada ka bilaabeynaa Bitcoin, oo ah bilowga safarkaaga dunida lacagaha cryptocurrency’ga Wax kasta oo aad taqaan, falooyinkan waxay kaa caawin karaan inaad ogaatid waxyaabaha aad xiiseyneyso.