Wax Badan Ka Ogow Sababta bitcoin Ethereum Iyo Dhamaan Kiribto Oo Dhan Iska Gadidada Culus Uu Galshay…

Marka laga hadlaayo hoos udhaca culus ee 24/saac ee ugu danbeysay galeen bitcoin iyo ethereun ayaa la arkayaa iyagoo hoos u soo dhacay 15% ilaa 20% dhamaan lacagaha kale ee kiribto ayaana iyagane dhaawac culus u soo gaaray balse kiribto oo kaliya mahan hoos udhaca dhincan dhamaan suuqyada dunida oo dhan ayan sidoo kale hoos udhaca laga dareemayaa.

 

Dhowr arimood ayaa hor seeday in sidan suuqii kor u socday uu hoos usoo hoobto marka koowaad. 23.abril. waxaa mar qura la arkay in 4bilyan oo dollar.suuqyada futures.ka hawada ka baxday dad fara badan oo suuqa qamaarka ku waayay hanti farabadan

Sida ay daabacday shabakada bybt.com ayaa sheegaysa in hada bitcoin dad farabadan aya suuqa saadaalinayaan in uu hoos soo aado tada dadka sidaa dhahayay ayaana 54% ah

binance btc futures open interest

Xogta ayaana tilmaamaysa in dad fara badan oo suuqa kor ayuu aadayaa qiyastooda lacag ku dhigtay hanti dooda luntay halka dadka haray yihiin qolooyinkii hoos ayuu usoo dhacayaa taagnaa muqaalkan ayan war bixintaan iyo warbixino kalaba ku eegaynaa halkan ka daawo

ISKA GADID CULUS OO KEENTAY CABSI.SUUQU HOOS UDHAC KALA KULMAY

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply