Waa Sidee Xaalka Harmony Marka Loo Eego Garafka iyo Fursado Dhinaca sarifka..

Harmony ama one ayaa safka lacagaha kiribto kaga jira 93 baryahan oo dhane kujiray eeriyo Hoose oo sarifleydu isha ku haysay. soo kabsashadiina dhinaca kore ah dadkii ka soo galay hoos ayana hada u muuqda in suuqu isu diyaarinayo in uu kor ukac sameeyo

 

One ayaana lacagta guud ee suuqa taal mareysaa 9.4.bilyan halka lacagtiisa guud tahay 12.6 bilyan goobta ugu badan ee lagu kala sarifto one ayaa ah suuqa binance oo voluyuumka ugu baan ka dhaco sarifleyduna isha kuwada heyso

one-ama-harmoney

Marka garaafkan aan kor ku soo xusnay eegno waxad ku gaadi kareysaa one dhinaca kore 0.165. 0.20 ilaa 0.22 hadii uu meshan garo waxad ku sii gaadi kareysaa ilaa 0.24. 0.26

Halka dhinaca hoose aad ku gaadi kareysid 0.114. 0.10. 0.0974 ilaa 0.0800. nasiib wacan asxaabtii ka faaiideysata fursadahaas ka banan dhinaca sarifka ee one

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply