Soomaalidu in ay isdhacdo ayadane ladho maxaa kalifay

Dowladii dhaxe markii ay Meesha ka baxday wixii ka danbeyay somaliya waxay gashay mowjado kala gadisan soona maray herar kala duwan ilaa aan gaarnay in xabada yanyada ah iyo nafta qofka soomaaliga ah ay yaanyada ama xabuubka.uu ka qiimo sareeyo nafta.

 

 

Dhalinyarada soomaaliyeed ayaa hormuud dabka kuwa lagu shubayo ahaa, yaheeshee sanadihii danbe waxoogaa rajo  ayaa jirtay inbadan oo ka mid ah dhalinyaradaas waxay bilaabeen in suuqyada internetka ayka shaqo bilaaban balse gudaha suuqyada online.ka waxaa kajira mowjado dabinadoodu aad u casriyaysan yihiin kalifayana in ay kuu sawiraan dhaqaale maalin taajirnimo ah,

 

 

Kiribto somali media ayaa barteeda clubhouse.ka waxay ku qabatay dood cilmiyeed ciwaan keedu ahaa soomaalida maxay jiif oo jaq ay isugu dhacaan dhaxdooda. waxana ka soo qayb galay bulsho kor udhaafaysa 400 oo soomaali ah waxayna socotay saado dhowr ah muqaalkan ayan ku soo bandhigaynaa cjcjonstyle iyo tobaneeyo kale oo isla jiif oo jaq ah iyo goobaha ay ka soo butacan iyo xalka umada soomaaliyeed ka gaari karaan.

soomaalida maxay jiif oo jaq ay isugu dhacaan dhaxdooda

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply