Shirkada Ripple Oo Sheegtay In ay Gubayaan 61Bilyan Oo Dollar Oo XRP Ah Siduu Baahiyay…

Ripple oo ah shirkada hor’umarisa koynka XRP softwarekiisa iyo dhamaan adeegyada diiwanka XRP. shirkada ayana in badan oo koynan ah gacanteeda ay wali ku jiraan kuwaas oo suuqa bil walba qaab heshiis ah loo keeno

 

Wareysi uu bixiyay madaxa shirkadda Ripple Brand Garlinghouse ayaa sheegay in aragti walba oo koynka xrp ku hormaraayo usoo dhawaynayo.

Mar lawaydiiyay ma dhici kartaa in koynanka badan ee shirkadu gacanta ku hayso in qaarkood hawada laga saaro oo suuqaa oo dhan aysan dib ugu soo laaban. taas oo koynan fara badan oo kiribto ah ay sameeyaan. korna uqaaday qiimaha koynankaas.

 

Dhan ka kale qiimaha la kala siisanayo xrp ayaa hada hoos u dhac laga dareemayaa dhaqaaqa 20 malmood ee EMA.ga 1.22 dollar ayaa hada noqday mid gatayaasha koynka ku kal sooneyn taas oo keentay in dhaqaaqa 20maalmood ee EMA.ga uu hoos usoo dhaco marka lagu eego cabirka Fibonnacci.ga kaas oo keenaya qiimaha 0.81 dollar ahan waxaana macquul ah hadii 50maalmood dhaqaqa ah ee SMA.ga hoos usoo jabo in uu koynku yimaado 0.56. dollar ahan balse hadii suuqu kor ulaabto ayaa waxaa iyane dhanka kale qiimaha ka filan kareysaa 1.46 dollar ahan

xrpgaraf

 

War bixintaan iyo warbixino kale muqaalkaan ayan ku falanqeyneynaa halkan ka daawo

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply