Sarifleyda Bahada Serer Kiribto oo Tilmamaya In Bitcoin Uu Cagta Saaray Wadadii 70.kun Ku Tagi Lahaa

Iska gadidii cusleyd ee todobaadkan bitcoin iyo dhamaan lacagaha kiribto ay wajaheen ayey sarifleyda qaar ku macneeyeen in suugu isu ruxayo in dhaqaaqii ugu danbeyay kiribto gaar ahan bitcoin galayo

 

Inkastoo ay jireen warar la isla dhax marayey oo kalifay in suuqu hoos u dhac galo sida hanti dhowrka guud ee mareykanka oo hay.ado maalgashi ah oo kiribto dhinaca  Money laundering.ah kiribto u isticmaalay iyo gobol ka mid ah china oo isna korontada dowladu ka jirtay taas oo keentay in 30% hashka bitcoin hoos udhac ku yimaado war bixintan iyo war bixino kale waxan ku eegaynaa muqaalkan

 

 

BITCOIN 70.000 WADADEEDII AYUU CAGTA SARAY

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply