Fidelity Oo Shaacisay Tirada Barsan Teeg Ahaan Bitcoin Iyo Ethereum Ee Maal’gashtasha Dowliga Ah

Maal’gashtayaasha dowliga ah, ayaa sanadba sanadka ka danbeeya, ku soo dhax kordhaya, la dhaqmida ama maal’gashiga, ay ku sameynayaan lacagah kiribto, sanadkii hore waxay ahayeen ku dhawaad 22%, halka sanadkan ay ka baan yihiin 27% ,xog uruurin ay sameysay shirkada Fidelity.

Xog uruurintaan aya dhacday, nofeembar 2019 ilaa maarso 2020 waxana laga qaaday 800 oo maal’gashtayaal, kala jooga, amerika, iyo yurub oo 400 oo ka mid ah ay joogeen,

afsomaliFidelity digital asset

Xogta Fidelity digital asset

Fidelity waxay xogtan ku sheegtay, in ay la kulantay in ku dhawaad 80%,, maal’gashtayaashu aad kiribto usoo jiidatay, sababtoo ah kiribto inteeda badan, mahan hanti ama suuq ku xiran suuqyada, kale  ama lamaha kala duwan ee maal’gashi,ee dunidan ka jira, iyo in ay doonayaan in ay la dhaqmaan dhaq’dhaqaqa, teknolojiyadan cusub ee dunidu wa jahayso, muqaalkan ayan ku falan qeyneynaa, war bixintan iyo warbixino kale, oo ay ka mid tahay,

Bitcoin iyo xalkiisa iyo goobaha, aan asxbuucan ka filan karno.

 

Fidelity Oo Shaacisay Tirada Barsan Teeg Ahaan Bitcoin Iyo Ethereum iyo war bixino kale?

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply