Dowlada Zimbabwe Oo Joojisay Dhamaan Adeegyadii Mobile Moneyga Wadankaas Cabsi Laga Qabo In Lacagta..

Dowlada wadanka Zimbabwe ayaa soo rogtay in dhamaan shirkadaha bixiya adeega mobile moneyga wadankaas joojiyaan dhamaan adeegyada ay bixiyaan iyo in albabada la iskugu dhufto suuqa saamiga wadanka zimbabwe, kadib cabsi xoogan oo dowladu ka muujisay in shirkadahan halis ku yihiin lacagta wadanka ee Zimbabwe dollar.

 

Dowlada ayaa ku eedeysay shirkadahan in dhaamantood halis ku yihiin, jiritaanka lacagta Zimbabwe dollar,ka oo ay ka shaqeynayaan qiima dhiciisa oo qura, taas oo kalifeysa in mar shanaad dhibaato dhaqaale wadankaas galo, waxan ognahay in Zimbabwe dollar dhinaca kash, ahanta dhibwayn ka jirto, dadkuna aad u soo dhaweyeen shirkada Ecocash oo ah shirkada mobile money ah, taas oo dadku kaga nasteen culeyskii lacagta wadanka ee qiimo dhaca culusi kuyimid qadashadeeda, dhanka kale ecocash waxay dadka reer zimbabwe u isticmaali jireen ku gadasha lacagta bitcoin.

 

Waxay uun ahay dhawaan markii lacagta wadanka zimbabwe dollar ama zimdollar dib u yag’lee lid dowladu ku sameysay sanadkii 2019, iyadoo lacago fara badan lagu dul baddalayey kadanbeyntisa sida Japanese Yen  us dollar iyo Poun Sterling muwadiniinta waddankane lagu qasbay in dhamaan lacagaha ajaanibta ah cidina la macaamili kareyn,

Si dadku u aaminan aragtida cusub ee lacagta wadanka ee dowlada dib udhiska ay ku sameysay,

 

shirjaraid

Dhanka kale sicirbarbarka lacageed ee wadanka zimbabwe waxay iminka mareysaa qiyas cabir dhan 750%,  taas oo keentay in dadku ku ordaan, suuqyada saamiyada si ay u helan meel lacagtooda ku xafidan karaan, oo dhanta tay heystaan.

dhanka kale marka la la cabiro dadka ugu badan wadanka Zimbabwe waxay isticmaalaan sistemyada mobile moneyga ee ecocash ilaa 85% wax is dhaafsiga lacagta waxay martaa halkan sida bankiga dhexe uu shaaciyay taas oo ka dhigeysa tirade ugu badan wadanka in ay isticmalan mobile money balse hada dowladu albabada isugu dhufatay.

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply