Dowlada kanada oo baaritaan ku sameyneysa qaar ka mid ah suuqyada sarifka..

Dhawaan dowlada kanada markii ay ku dhawaaqday in dhamaan dadkii lacagaha saacidada ahaa ee lagu tageerayay bananbaxayaasha gadiidka xamuulka qaada bankiyadooda iyo dhowr booro oo lacagaha dhijitaalka ah gaar ahan bitcoin la xanibo

 

 

Waxaa soo baxay in hay’adaha sharciyad, gaar ahan Ontario Securities Commission, baaritaano ku sameeyan qaabka howl galka dowladu u hirgalay iyo in qaar ka mid ah booqsooyinka dhijitaalka ah sida bitcoin wallet.yada  lacagaha kujira, aan cidna kasarin waxayna dowladu xanibaad ku soo rogtay 28 boorso balse qaar kamid ah milkiilayaasha suuqyada sarifka sida coinbase iyo kraken ayay dowlada kanada aad uga xumaatay, talada ay siiyeen dadka rer kanada ee ahayd in lacagaha saacidada ah ee ay ku tageerayaan dibadbaaxayaasha gaadidka xamuulka qada aysan toos uga dirin suuqyada sarifka,

 

 

balse bitcoin kooda ka diraan boorsooyinka qaaska ah ee qofku kusoo dagsan karo telfonkisa, ama computerkisa, taas oo mustaqbalka hadii dowladu xanibaad soo rogto aan hor istaagi kareyn, dhaqdhaqa dhaqaale ee dowladu diiday taasna waxay keyneysaa in qofwalba wixii dhaqaalo ah aan cidna hor istaagi kareyn warbixintaan iyo wararkal muqalkan ayan ku falanqayneynaa

ficiladaa putin iyo xaalka bitcoin avax oo lacag ku soo qulquleyso.xrp oo guul dhinaca sect.iga ah

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply