Dollarku Wuxuu Hoos Udhacayaa 35% Wana Xiliga Lacagaha Kiribto Ka Faa’iidi Doonan Sidaa Waxaa Leh…

Madaxii hore ee shirkada Morgan Stanley ayaa sheegay in uu filaayo in lacagta dollarka 35% hoos udhac sanadyada soo socda ka lumi kardoono taasna ay hor seedi soonto, in lacagaha kiribto iyo bitcoinba, ka faa’iidi doonan.

 

Stephen Roach madaxii hore ee shirkada morgan Stanley oo ah shirkada ka howl gasha, wadamada Asia, oo ka soo muuqday shaashada CNBC barnaamijka arimaha sarifka iyo dhibaatada dhaqaale ee cudurka safmarka karona ugu geystay dhaqalaha dunida, ayuu ku sheegay in uu dignin udiraayo dhaman maal’gashtayasha halista lacagta dollarka iyo birburka culus ee ku soo food leh, dollarka ayaa ah maanta lacagta dunida wax lagu kala gato balse waxaa hada muuqda liicideeda ku aadan in ay sii ahaan ddoonto lacagta dunida.

 

Roach  ayaa toddobaadkan warbixin uu ku daabacay, Bloomberg, ku sheegay in lacagta doolarka lumin doonto 35% sababtuna qayb, ka tahay, in labada sano, ee soo socota dhaqalaha mareykanku ku sii socdo,

Nagative case, horseedayso in dhaqaaluhu hoos u dhac galo, wuxuuna intaa ku daray in dahabka iyo lacagaha kiribto ay ka faa’iidi doonan madama suuqyada labadan hanti yihiin, ku wa aan wali gaarin suuqa dolarka oo hantida dhaxmarta aad ufara badan tahay.

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply