Bankiga Dhexe Ee Ingiriiska Oo Doonaya In Lacag Kiribto Ah Uu Soo Saaro

Bankiga dhexe ee boqortooyada wadanka ingiriiska ayaa doonaya in uu lacag kiribto ah soo saaro taas oo wax wayn ka badali doonta qaabka bankiyada ganacsi iyo bankiga dhexe uwada shaqeeyaan sameynta lacagtan loo yaqaan Central bank digital currency CBDC,ga ayaana dowlahada waaway ee dunidu ukala ordayaan waxaana jira dowlado badan oo qaab tijaabo ah howshaas ugu jira, halka dowlada china ay tahay dowladii ugu horeysay oo si caadi ah usoo bandhigtay isticmaalka lacagtan qaabka kiribto ahanta  xarunta dhexe laga maamulo ah,

 

Bankiga dhexe ee ingiriiska ayana sheegay in ay gudi gaar ah usarayaan qaabkii hirgalinteeda loo wajahayo Gudigaan ayaa waxaa xubin ka ah qolaha qasnada guud ee wadanka ingiriiska warbixintaan iyo warbixino kalaba waxan ku falanqeyneynaa muqaalkaan halkan ka daawo.

 

 

BANKIGA DHEXE EE INGIRISKA OO KIRIBTO SAMEYSANAYA.

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply