Cashiro Ku Anfacaya Hadii Aad Dooneysid In Suuqa Kiribto Aad Ka Shaqeysato

 

marka laga hadlayo lacagaha dhijitaalka ah, waa mowduuc u baahan in qofku isku dayo in uu fahmo, waxa uu la dhaqmayo, ama hantidiisa galinayo waxa diinta islaamku ka qabto,

sababtoo ah waxaa jirto badwayn aad u culus oo suuqan uu leeyahay, kuwaas oo qofka u sawireysa in uu taajir noqonayo, balse goobo xaaran ah hantidiisa ku shubaayo, ama tuugo hantidiisa ku qaadato riyo maalmeed, hadaba su.aasha imaaneysa ayaa noqoneysa, ka hor inta aadan la dhaqmin lacagaha dhijitaalka ah, iyo ganacsiyadan dhanka internetka ah ee loo yaqaan Multi-level Marketing, ama (MLM) waxaad ubaahantahay in aad fahamto cilmiyan, maxay ku saleysan yihiin iyo in aad aragti guud ka hesho dunidan internetka,iyo la dhaqankeeda, adigoon ku dhicin waxa looyaqaano jiif oo jaq ama tuugada internet.ka bal si aan wax badan uga barano mowduucan oo taxane noo ahan dona, aan eegno Sh Dr Ali Mahamed Salah oo ah  sheekh si aad ah ukala qaad qaadaya asli.yan sida suuqan MLM.ka u shaqeeyo, waxa diintu ka qabto, iyo qofka muslimka ahna, waxa kaga aadan, in uu ka Ogaado suuqyadan.

 

Sh Dr Ali Mahamed Salah

 

hadii aad dhamaysatay oo aad xogahan heshay, waxaad ubaahan tahay in marwalba, aad ku dadaasho ka fa jignaanta halista ku xeeran ganacsiyan, oo meel walba dunida aad ku arkeyso, dhinaca kiribto waxaa jiro, kuwo aad u fara badan,sida margin trading, ama margin account, future trading, forward trading, leveraged tokens, iyo magacyada derivatives ,perpetual iyo qaar kale oo badan, oo iyagane xaraan ah, marka mar walba baaritaan samey ka hor inta aadan hantidada meel galin.

 

cashiradan taxanaha ah, waxaad ka heleysaa faham ka guud, iyo qaabka aad mustaqbalka, uga soo mid noqon lahayd, dadka guulaha ka gaara suuqan, kana shaqaysta, iyo aragtida guud ee suuqa, afartan cashir ee ugu horeysa, waxaan ku baraneynaa webkan la dhaho coinmarketcap.ka waxaadna ku baranee, sida looga soo xusho koynanka iyo qaab xisaabkeedka, lacagaha guud ee koynanka u dhacan, iyo qaabka matalayasha ama tokenada looga helo xoga.hooda

 

sharxaad Hordhac guud webka coinmarketcapka iyo waxa uuqabto

 

sharxaad cashirkii 2aad webka coinmarketcapka iyo waxa uuqabto

 

sharxaad cashirkii 3aad webka coinmarketcapka iyo waxa uuqabto

 

sharxaad cashirkii 4aad webka coinmarketcapka iyo waxa uuqabto

Mar hadii wajigii, koowaad aad la soo qabsatay, soo xulasha iyo ogaanshaha, qaabka listiga koynanku kula sareeyan, markan waxad usoo gudbi kareysaa, sidii aad u baran lahayd, cashirada suuqa iyo qaabka looga shaqeysto, muqaladan waxaa lagu duubay mobile. si ay idinkugu fududaato fahamka, goobaha uu ustaadku tagayo, iyo in aad adiguna, awoodo in si baratiko ah aad usameyn, karto wana hubaal hadii aad barato cashiradan kiribto aad guulo waawayn, ka gaareysid si aadan ugu wareerin marwalba cashirada, sida ay isugu xigaan uqaado, taasi waxay kaa reebeysaa jaha warerka, soo baxa xiliyada gaba gaba aad gaarto.

 

Hordhac Guud Cashiro Taxano ah oo Suuqa Binance Ah CASHIRKA Hordhac.

 

google authenticor sida loogu xirto binance accoun af soomaali cashirkii 2.aad

 

Sideen STOP-limit ugu Xirtaa Suuqa Sarifka ee Kiribto

COINMARKETCAP SIDEEN XOGAHA UGALA SOO BIXI KARAYAA KOYNANKA CUSUBNE UGA HELIKARAA1

COINMARKETCAP SIDEEN XOGAHA UGALA SOO BIXI KARAYAA KOYNANKA CUSUBNE UGA HELIKARAA2

SIDEE KOYN FIICAN COIMARKETCAP.KA LOOGA SAARTAA.LOONA HELAA XOGAHA MUHIIMKA AH BY FOWSI1aad

SIDEE KOYN FIICAN COIMARKETCAP.KA LOOGA SAARTAA.LOONA HELAA XOGAHA MUHIIMKA AH BY FOWSI 2aad

Sidee uhubiyaa coinksa maqan, ka hor inta aanan maalgashan

Jawaabtan hadaad haysid, crypto maalgashigeeda waad ku guulaysan, Insha Allaah

GATE IO SIDA ACCOUN LOOGA SAMEYSTO IYO TILAABOOYINKA AAD MAREYSO BY JAZIIRA BOY

GATE IO SIDA WAJIGA HORE USHAQEEYO BUY IYO SELLKA LOOGA SAMEYSTO IYO TILAABOO. BYJAZIIRA BOY2

GATE IO SIDA WAX LOOGA SOO DIRO IYO TILAABOOYINKA AAD MAREYSOXILIGA WITHDRAW. BY JAZIIRA BOY3

COINBASE sida loo furto waxna looga gato iyo sida walket kooda loo isticmaalo. waa ENGLISH. waxay khusaysaa dadka dunida galbeedka joogta iyo kuwa loo ogol yahay coinbase

COINBASE sida loo furto waxna looga gato iyo sida walket kooda loo isticmaalo. waa ENGLISH. waxay khusaysaa dadka dunida galbeedka joogta iyo kuwa loo ogol yahay coinbase

Sharax Guud Suuqyada Lacagaha Kiribto

Boorsooyinka lacaga Kiribto

Waa maxay Blockchain Oo Kooba

Faham Ku Aadan Shabakdaha Suuqa Lacaga Kiribto

Aqliyad Macmal Ah Ama IA Kuu Sahleysa In Koynku Xalaal Yahay Iyo Inkale

mar hadii aad soo dhameysatay koorsadan lacag la,aanta ah, waxan filayaa in aad ubahan tahay, in aad xoojiso qaybaha amaanka, oo iyagane dhinaca kiribto marka ay noqoto ah muhiimad aad usareysa, marka si amaanka emailada. iyo suuqyada aad dooneyso u noqdaan kuwo amaan ah, waa in aad isticmashaa appka ladhaho, google authenticator, oo ku xafidaya, dhamaan emailadada si cidna aysan kaga jabsan,