Banki si qaas ah u leeyhiin qoysas taajiriin ah oo bitcoin umaal galinaya..

LGT bank oo ah bankiga ugu wayn dunida dhinaca bankiyada qaaska ah ee qoysaska taajiriinta ah, ayaa macaamiisha umaal galinaya bitcoin iyo qaybo ka mid ah lacagaha kiribtada, kadib markii uu sharciyad ka helay Liechtenstein iyo Switzerland

 

 

Bankiga ayana sheegay in qabashada howshan ay iska kaa shanayaan Swiss SEBA Bank, masuuliyada lacagaha dhijitaalka ahne uu bankigu si qaas ah uga masuul yahay, madaxa saree e bankiga LGT oo arimahaas ka hadlayay ayana sheegay in hada ay ku dadaalayaan in macamiisha wadamada kale ku sugan dhawaan adeegan ay gaarsiin doonan .

 

War bixintaan iyo warar kale oo ku saabsan suuqa lacagaha kiribto muqaalkan ayan ku eegaynaa halkan ka daawo

Banki si qaas ah u leeyhiin qoysas taajiriin ah oo bitcoin umaal galinaya

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply