Ethereum ayaa rajo wanaagsan laga qabaa maalmaha soo socda ama asbuucayada nagu soo wajahan in qiimihiisu sara ukac laga dareemo inkastoo, hada koynka uu joogo eeriyadan $200
Indho’indheya yaal ayaa tilmamaya in wali qaabka suuqa Ethereum heyso kal sooni gadasho, badan ah eeriyada $185, darbigan ayaa ah mid hadii ay ilaashadaan qolooyinka iska gadaya Ethereum, u dhalin kareysa, in qiimaha la kala siisanayo ethereum, cirka isku shareero
Qaar ka tirsan indho’indheeyayaasha ayana farta ku fiiqay, hadii qiimaha la kala siisto Ethereum kor u kac sameeyo, tagi karayo ilaa $290, oo ah meshii ugu sareysay sanadkan, ee darbiga adag Ethereum kala soo kulmay, uguna sareysay qiimihiisa,
Waxana xusuus mudan, marka loo eego eth,garafka loo yaqan M.A’ga uu tilmaamayo xili gadasho ah marka mudada gaban loo ego, dadka hada gadanaya Ethereum, ayana ku dadalaya, in garafkan uu san kaga noqon, eeriyadiisii hore ee gadayasha Ethereum, wada ilashanayaan,
Ethereum ayaa hada jooga eeriyada $200, iskastoo uu la kulmay iska gadid
Xiliga warbixintaan an qoreyno, eth,waxuu kor usoo qali’yoobay ilaa 2% waxana la kala siisanayaa,$200 waxuna qiimihiisii hoose ahaa $192 oo malin nimadii shalay hoos udhac guud ka jirtay lacagaha kiribto oo dhan
Dadka gadanaya ayaad moodaa in eth, iska gadayaan marka qiimuhu kor udhaafayo eeriyada $200, oo noqoneysa in koynku dib usoo laabto, balse Ethereum ayaa wali ka hooseeya qiimihii kore, ee $230 oo asbuucyo badan aan ku arkeynay, halka marka bitcoin kugada shadiisana koynku hoos qiimihiisa u soo dhacay
Ethereum ayaa marka laga soo tago qiimahan hooseya, laga sugi karayaa in uu kor ukac dhinaca qiimaha sameeyo
Indho’indheeye kale ayaa qaba, in uu wali aamin sanyahay in Ethereum, boos macquul ka joogo, marka loo eego qiimaha $185, darbiga ah oo muujinaya, in wali sara ukac laga sugan karo eth,
Wuxuna intaa raaciyay hadii eth, darbigan difaacdo, waxay keeneysaa in lagu arko goobaha kala ah $250 ilaa $290, koynka wuxuu hada ku wajahan yahay in uu dib u milicsado eeriyadiisii, bishii febarayo iyo marso,ee kala ahaa $250 $285 ilaa $290
Dhan ka kale eth, wuxuu wali haystaa garafyo muujin kara, kor usii socoshadii, sida marka laga xisaab qaato, qiyaasta, dhaq’dhaqaqa 100,ka maal’mood iyo 200 ee maal’mood oo loo xisaabayo qaab maalin ah .
Maxay kula tahay aragtidada noo reeb mahadsanid
Comments (No)